Raysal Wasaare Rooble Oo Kulan La Qaatay Guddiyada Doorashooyinka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay xubno ka tirsan Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Federaal ee loo xilsaaray doorashooyinka Soomaaliya.

Xubnaha Guddiga ayaa Warbixin ka siiyay Ra’iisul Wasaaraha halka ay marayaan howlaha Doorashada, iyadoo uu Ra’iisul Wasaaruhu ka jawaabay codsiyo la xiriira sidii loo dardargelin lahaa howlaha doorashooyinka dalka

Ra’iisul Wasaaraha ayaa uga mahad celiyay Xubnaha Guddiga sida ay ku wadaan howlaha doorashooyinka socda, waxaana uu kula dardaarmay inay dardar geliyaan doorashooyinka dhiman ee labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Xukuumadda Soomaaliya oo loo xilsaaray qabsoomida doorashooyinka dalka ayaa dhowr sheegtay inay qaban doonto doorashooyin xor iyo xalaal ah oo lagu wada qanacsan yahay.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Kumaandooska Gorgor Ee Ciidanka Somaliyeed Oo Burburay Fadhiisimo Ay Lahaayeen Alshabaab

Bnnstaff Bnnstaff

Deg Deg:- Jaamacada Camuud Oo War Ka Soo Saartay Ardayda Reer Sool Ee Wax Ka Barta Jamacadaasi..

Bnnstaff Bnnstaff

Wafti Culus Oo Sirdoon Iyo Milatari Ah Oo Ka Socda Turkiga Oo Gaadhay Dalka Liibiya Iyo Ujeedada Socdaalka Waftigaasi

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More