Xog Hayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Oo Ku Baaqay Taageero Deg Deg Oo Lala Gaaro Afgaanistan.

Dalalka ugu dhaqaahala badan Calaamka ayaa  in kabadan 1 Billion oo Dollar ugu deeqey Shacabka wadanka Afgaanistaan oo haatan wajahaya Xaalado dhinaca Nolosha ah.

Jimciyada Quruumaha ka dhexeysa ayaa waxaa ay sheegeysaa in haatan wadanka Afgaanistaan ay kajirto Xaalad bani,aadantinimo oo aad u daran.

Xoghayaha Guud ee Qaramadamidoobey antonio Guteres ayaa Caalamka ugu baaqaya in sida ugu dhakhsiyaha badan ay u bixiyaan dhaqaalaha degdega ah ee lagu bad baadineyo  Dadka tabarta Daranee Reer Afgaanistan.

Xafiiska Wararka BoramaNews

BoramaNews.com

Related posts

Soomaaliya Iyo Ireland Oo Ka Wada Hadlay Taageerada Amniga Iyo Wax Wadaagga Labad Dal

Bnnstaff Bnnstaff

Muuse Sharcigu Ka Qabaa Shidaalka Ay Xukuumada Muuse Biixi Keenayso

Bnnstaff Bnnstaff

Dowlada Itoobiya Oo Sheegtay Inay Qabsatay Magaalo Kale Muhiim Ah Oo Ku Taalla Gobolka Tigrayga

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More