Madaxweynaha Suuriya Bishaar Al Asad Oo 5 Sanno Kadib Booqasho Ku Tegay Ruushka

Madaxweynaha Wadanka Ruushka Vladimir Puttin ayaa Aqalka Madaxtooyada wadanka Ruushka ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Dalka Siiriya Bishaar Al Asad.

Wakaalada wararka Ruushka ee TASS ayaa warisey in labada Madaxweyne ay yeesheen kulamo gaar ah oo looga hadleyey Arimaha wadanka Suuriya waana Markii ugu horeysey ee Madaxweyne Asad uu gaaro Ruushka wax kabadan 5 Sanno.

Madaxweyne Puutin ayaa dhigiisa Suuriya u balan qaaday in uu kala shaqeyneyo wadahadalo dhexmara Xukuumada Mr Asad iyo Mucaaradka dhinaca Siyaasada ee wadanka Suuriya sida lagu sheegey war lagu daabacay Bogga internetka Madaxtooyada Rushka.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Midawga Yurub Oo Safiir Cusub U Soo Magacaabay Somaliya

Bnnstaff Bnnstaff

Qaramada Midoobay Oo War Ka Soo Saartay Doorashooyinka Somaliland Ee Loo Mudeeyay Bisha Shanaad

Bnnstaff Bnnstaff

Wasiirka Maaliyada Maamulka Puntland Oo War Ka Soo Saaray Sixir Barar Ka Jira Puntland

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More