Raysal Wasaare Rooble Iyo Midowga Musharaxiinta Oo Kulan Yeelanaya.

Madaxda midowga musharaxiinta ayaa lagu wadaa in ay kulan waxay la qaataan Ra’iisul waasare Maxamed Xuseen Rooble.

Kulan ayaa waxaa uu ka dhici doonaa xafiiska reysul wasaare rooble waxaana inta badan ka qeyb galaya xubnaha midowha musharaxiinta.

RW Rooble iyo xubnaha midowga musharaxiinta ayaa ka wadahadlaya sida arimaha Doorashada iyo arinta ku saabsan kiiska IkraanTahliil oo nolol iyo geeei lagu la’yahay.

Midowga musharaxiinta ayaa horay Reysalwaasare Rooble ku bogaadiyey sida ay uga go an tahay cadaalad u raarinta ikraan Tahliil iyo doorkiisa arimaha doorashooyinka.

 

Xafiiska Wararka BoramaNews

BoramaNews.com

Related posts

Dagaalo Xooggan Oo Laga Soo Sheegayo gobolka Darfur Ee South Sudan

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxwayne Erdogan Oo Sheegay Inay Kooxda Daacish Tahay Khatar Ku Soo Fool Leh Caalamka

Bnnstaff Bnnstaff

Jarmalka Oo U Hiilayay Dowlada Turkiga Iyo Ciidamada Gaarka Ah Ee Turkiga Oo Hawlgal Ka Fulinaya Gudaha Pakistan

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More