Dowladaha Soomaaliya Iyo Shinaha Oo Ka Wada-Hadlay Arrimo Muhiim Ah

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowlada federaalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa safiirka cusub ee dowladda Shiinaha u soo magacawday Soomaaliya, Mr. Fei Shengchao.

labada mas’uul ayaa waxaa ay ka wada hadleen muhiimadda ay leedahay xoojinta xiriirka laba geesoodka iyo horumarka ee u dhexeeya labada dal ee saaxiibada ah.

Dowladda Shiinaha ayaa waxaa ay kamdi tahay dowladaha taageerada siiya Soomaaliya, waxaana dhawaan ay dowladda Soomaaliya ugu deeqday mid kamid ah tallaalka Cudurka COVID-19.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Munaasibad Lagu Taageeraya Musharax Gole-Deegaan Aqoonyahan, Axmed Aadan Daahir Oo Habeenimadii Xalay Lagu Qabtay Borama.

Bnnstaff Bnnstaff

“Meelaha Diinteena Lagasoo Galayo Waxaa Ka Mid Ah … ” Sheekh Maxamuud Xaliike.

Bnnstaff Bnnstaff

Dowladaha Uganda Iyo Tanzania Oo Kala Saxeexday Heshiis Iskaasi Dhanka Shidaalka Ah

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More