Daacish Oo La Sheegay In Weerar Qaraxyo Ah Ay Ku Dishay Askar Nigerian Ah.

Saraakiil maxali ah ayaa sheegay in 16 askari ay ku dhinteen weerar dhowr miino oo dhulka lagu aasay lala bartilmaamaysaday kolonyadii ciidanka ay la socdeen oo mareysay Gobolka Borno ee waqooyi bari dalka Nigeria.

Askarta ku dhaawacantahay weerarka ayaa la dhigay isbitaalada ku yaala Gobolka Borno ee waqooyi bari dalka Nigeria.

Kooxda Daacish aya sheegatay masuuliyada weerarkaasi, ilaa 2 qof oo rayid ah ayaa la xaqiijiyay inay kudhinteen 12kalana dhaawac uu kasoo gaaray.

Saraakiisha laamaha ammaanka dalka Nigeria ayaa wada howlgal ay ku baadi goobayaan xubnaha ka tirsan kooxda Daacish ee ku sugan dalkaasi

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Wafdi La Socday Oo U Dhoofay Mareykanka + Ujeedka

Bnnstaff Bnnstaff

Xisbiga Ucid Oo Si Adag Uga Hadlay Qiimaha Maciishada Oo Sii Qaaliyoobaya Baaq Culusna Diray

Bnnstaff Bnnstaff

Maxaa Kajira in Madaxwaynaha Somalia Uu Barlamankisa Kala Hadlayo Xidhiidhka Israel

Mustafehaji

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More