Booliska Dalka Jarmalka Oo Qabtay Rag Weeraro Ka Fulin Babay Dalkaasi

Booliiska dalka Jarmalka ayaa gacanta ku dhigay afar ruux oo eedeysan in ay weeraro ka fulin rabeen magaalada Sunagog ee dalkaasi.

Saraakiisha booliiska ayaa sheegay in ay xireen Wiil 16 jir ah oo u dhashay dalka Siiriya iyo saddex kale, kadib markii lagu tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin Islaamiyiinta.

Saraakiisha waxay sheegeen inay heleen “tilmaam aad u culus oo la taaban karo” oo ku saabsan qorshe lagu weerarayo sunagogga Hagen ee xafladda Yuhuudda ee Yom Kippur.

Booliiska ayaa tan iyo Arbacadii ku hareeraysnaa dhismaha ay deganaayeen raggaan, iyagoo barayay dhammaan gurigaasi.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Daawo: Nuxurka Qudbad Uu Madaxwayne Muuse Biixi Ka Jeediyay Qalinjabunta Jaamacada Adna Aadan

Bnnstaff Bnnstaff

Dowlada Ruushka Oo U Yeedhatay Safiirkeeda Dalka Maraykanka Xili Ay Hanjabaad Ka Soo Yeedhay Joe Biden

Bnnstaff Bnnstaff

” Faysal Cali Warabow Hadii Aad Meel Kale Usocoto Masiibo Somaliland Haw saadaalin “. Wasiir Maxamed Kaahin Gudaha Somaliland

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More