Midowga Yurub Oo war Ka Soo Saaray Khilaafka Siyaadsdeed Ee Ka Aloosan Soomaaliya

Midowga Yurub ayaa ugu baaqay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble inay soo afjaraan khilaafka siyaasadeed ee maalmihii dambe ciirka isku sii shareerayay.

Midowga Yurub ayaa sidoo kale bayaanka ay soo saareen ku sheegay in loo baahanyahay in geedi socodka doorashada aan la hakinin oo lagu wado si nabadgelyo leh, iyadoo la raacayo jadwalkii hore loogu heshiiyay ee 27 May.

“Waxay tani fure u tahay bad qabka dadka Soomaaliyeed. Dhammaan daneeyayaasha arrimaha Soomaaliya waa inay xakameeyaan xasilloonida guud ee Soomaaliya iyo gobolka.” Ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay midowga Yurub.

Related posts

“Xisbiyada Mucaaridka Waxan Lee Yahay Xildhiban Walba Fikirkisa Ha Lagu Tix galiyo” Axmed Cabdi Dheere

Bnnstaff Bnnstaff

Barnaamijka Su’aalaha Ramadaanta Iyo Reer Borama Qaybtii

Bnnstaff Bnnstaff

Maxkamada Gobolka Banaadir Oo Xukun Ku Riday Rag Ajnabi Ah Iyo Waxyaabaha Lagu Soo Eedeeyay

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More