Dowladda Somalia Oo Shaacisay In Bandow Habeenkii Ah Lagu Soo Rogi Doono Dalka Iyo Sobobta

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay Habraaca Xakameynta Covid-19 ee Dowladda Federaalka Somaaliya kaasoo faraya mujtamaca Soomaaliyeed, dadka safraya, iyo kuwa u soo safraya Soomaaliya dhaqangelinta nidaamka caalimaga ah ee ka hortaga iyo xakameynta caabuqa COVID-19 iyo Talooyinka Wasaardda Caafimaadka si loo badbaadiyo bulshada Soomaaliyeed.

Qoraal dheer oo kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka ayaa waxaa lagu sheegay in Dowladda Federaalka Somaaliya, iyadoo ka duuleysa xogta caafimaadka ee la socoshada isbedellada Caabuga COVID-19 ee gudaha dalka iyo dunidaba, ay cadeyneysO in cudurka
COVID-19 uu markii sadaxaad dib ugu soo laabtay dalka, Walow weli Baaritaan xaqijin ah ee
nooca Viruska aan la sameynin.

 

Related posts

Faahfaahino Ka Soo Baxaya Dilka Wiil Dhalianyaro Ah Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho

Bnnstaff Bnnstaff

Somaliland Oo Walaac Ka Muujisay Aaska Muqisho Loogu Sameeyay Marxuun Cali Khaliif Galaydh

Bnnstaff Bnnstaff

Puntland Iyo Dowlad Degaanka Soomaalida Oo Heshiis Amni Wada Gaadhay

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More