Xiisad Dagaal Oo Ka Taagan Xuduudda Dalalka Poland Iyo Belarus

Dalka Poland ayaa bilaabay in uu ciidamo dheeraad ah ku daabulo xadka uu la wadaago dalka Belarus ee Ruushka ay xulufada yihiin.

qorshahaah ayaa la sheegay in ujeedadiisu tahay sidii looga hortagi lahaa cadaadiska muhaajiriinta ka imaanaya Afrika iyo Bariga dhexeoo dalkaasi aad ugu soo qulqulaya.

Ra’iiusl Wasaaraha Poland oo shalay shir jaraa’id ku qabtay Warsaw ayaa ku eedeeyay dalalka Belarus iyo Ruushka in ay iyagu soo abaabulayaan arrintan si ay u carqaladeeyaan Midowga Yurub.

 

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Puntland Oo War Kasoo Saartay Khilaafka U Dhexeeya Madaxweyne Farmaajo Iyo Raysal Wasaare Rooble

Bnnstaff Bnnstaff

Koonfur Galbeed Oo Soo Bandhigtay Liiska Odayaasha Soo Xulaya Ergada Saddex Kursi Oo Ka Tirsan Golaha Shacabka

Bnnstaff Bnnstaff

Qaar Ka Mid Ah Odayaasha Dhaqanka Muqdisho Oo Soo Dhaweeyay Go’aankii Farmaajo Iyo Baarlamaanka

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More