Madaxwaynihii Hore Ee Maraykanka Donal Trump Oo Dacwada Ka Gudbiyay Gabadh Uu Adeer U Yahay

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa dacwad kusoo oogay gabadh uu adeer u yahay iyo wargeyska New York Times kadib warbixin la daabacay sanadkii 2018 oo shaki looga muujiyay canshur celinta Trump.

Dacwaddan ayaa Mary Trump iyo weriyeyaal ka tirsan wargeyska ku eedeyneysaa inay galeen qorshe khiyaano ah oo lagu raadinayo dokumentiyo xasaasi ah.

Waxaana la sheegay in gabadhan ay kaalin weyn ka qaadatay warbixinta.

Mary Trump waxaa dhalay nin la dhashay Trump oo la yiraahdo Fred Trump Jr kaas oo geeriyooday 1981, gabadhan weli kama aysan hadlin dacwadda loo jeediyay.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Xaalada Magaalada Baladwayne Iyo Dagaal Wali Socda

Bnnstaff Bnnstaff

Socon Mayso In Buuraha Qoryo Lala Fuulo Oo La Yidhaa Anagaa”Madaxwayne Saylici

Bnnstaff Bnnstaff

Askar Kenyaan Ah Oo Ku Dhintay Shil Diyaaradeed Iyo Tirada Askarta Dhimatay Oo La Shaaciyay

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More