Ciidamada Ilaalada Madaxwayne Deni Oo Haweenay Dilay

Ciidamada ilaalada Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Magaalada Garoowe waxaa ay ku dileen Haweeneey la sheegay inay aheyd Shacab.

Dilka ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii Ciidamada ay rasaas ku fureen Gaari ay saarneyd Haweeneyda oo soo dhex-galay Kolonyo gelbineysay Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni.

Haweeneyda ay dileen Ciidamada ilaalada Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa Magaceeda lagu sheegay Maryan Axmed Caato.

laamaha Ammaanka Magaalada Garoowe iyo kuwa Madaxtooyada Pntland ayaan weli ka adlin falkaas dilka ah ee loo geystay Haweeneeyda.

 

Xafiiska Wararka BoramaNews

BoramaNews.com

Related posts

Taliska Booliska Somaliya Oo Maanta Lagu Wareejiyay Qalab Isgaadhsiineed Oo Carsi Ah

Bnnstaff Bnnstaff

Daawo:- Midmkamida Mudaharaadayaasha Oo Xabadi Bawdada Kaga Dhacaday Iyo Siduu Ku Dhaawacmay

Bnnstaff Bnnstaff

“Faysal Cali Waraabe Waxaan Leeyahay Anigaa Buuhoodle Ka Soo Qudbadeeyay” Xaglotoosiye

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More