Wasiir Dube Oo Loo Doortay Aqalka Sare Ee Baarlamaanka Somaliya

Waxaa weli Teendhada Afisiyooni ee Magalada Muqdisho ka socota doorashada Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi Soomaliland, waxaana goordhow la doortay Kursiga Afaraad.

Kursiga Afaraad ee Aqalka Sare doorashada ka socota Afisiyooni ayaa waxaa ku tartamay Wasiirka Warfaafinta Cusmaan Abuukar Dubbe & Cabdikariim Maxamed Xasan, waxaana kursiga kusoo baxay Cusmaan Abuukar Dubbe.

Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa waxaa uu helay 28 Cod halka musharixii la tartamayay ee Cabdikariim Maxamed Xasan uu helay 17 Cod, waxaana halaabay Hal Cod.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Dagaalkla Itoobiya Oo Meel Xun Maraya Iyo Sirdoonka Turkiga Oo Liibiya Ka Soo Babdaadiyay Muwaadiniin Turki Ah Iyo Qodobo Kale Oo Xasaasiya

Bnnstaff Bnnstaff

Banaanbax Lagaga Soo Horjeedo Go’aanka Gudiga Doorashooyinka Itoobiya Oo Ka Dhacay Gobolk Siti

Bnnstaff Bnnstaff

Qaramada Midoobay Oo Baarlamaanka Somalia Ka Dalbatay Ansixinta Hindise Sharciyeed

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More