Ciidamada Yuhuuda oo Shacab Falastiniyiin ah Ku Dilay Daanta Galbeed

Ciidamada Yahuuda ayaa labo ruux oo Falastiiyiin ah ku dilay xaafado hoos taga daanta galbeed.
Mid kamid ah labada ruux ee saakay galinkii hore ladilay ayaa lagu sheegay Alaa Naasir Maxamed oo ah 22 sano jir kazoo jeeda xaafad ku taalo waqooyiga daanta galbeed.

Wasaaradda caafimaadka ee Falastiiyiinta ayaa sheegtay in ruuxani lagu dhuftay afar xabadood oo labo kamid ah ay uga dhaceen xabadka.

 

Related posts

“Waaxda Amaanka Waxan Leeyahay Iska Bari Yeela Dadka Afka Duuban Ee Soo Baxay” Xildhibaan Maxamed Abiib

Bnnstaff Bnnstaff

Warbixin:- Wiil Dhalinyaro Ah Oo Gacantiisa Ku Guray 30ka Jis Ee Quraanka Kariimka

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxweynihii Dalka Haiti Oo La Dilay Iyo Xogo La Xidhiidha Dilkaasi Oo Soo Baxaya

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More