Ruuska oo Qaramada Midoobay Iyo Midawga Afrika Uga Digay in ay ka Sii Darto Xaalada Amni ee Soomaliya

Ku-xigeenka Safiirka Joogtada Ruushka ee QM haweeyneeda lagu magacaabo Anna Yevstineva ayaa ka hor sheegtay fadhigii arbacada ee Golaha amaanka Qm inay ka digayaa in xaalada amni ee Somalia ay ka sii dari karto hadii ay Al shabaab xoojiyaan weerarada ay ka geesanayan dalka inta lagu guda jiro doorashooyinka.
Anna Yevstineva ayaa shaaca ka qaaday in Xoghayaha guud ee Qm iyo Midowga Africa ay la yimaadaan soojeedimo qeexaya in aysan kasii darin xaaladi amni ee Somalia, waxay hadalkeedi sii raacisay in 4M oo qof ay wajahayaan xalad bini aadanimo oo u daran lona baahan yahay in gargaar deg deg ah lala garo.
Wakaalada wararka ee Taas ayaa sheegtay in Dowladda Ruushka ay uga digtay QM iyo Midowga africa inay kasii darto xaalada amni ee Somalia marka loo eego todobaaydi lasoo dhaafay oo weeraradu ay kordhiyeen  Al shabab.

Related posts

Israa’iil Iyo Morocco Oo Ku Heshiiyay Soo Celinta Xidhiidhkii Diblomaasiyadeed

Bnnstaff Bnnstaff

Raysal Wasaare Rooble Oo Booqday Dhaawacyada Shaqaalihii Turkiga Ee La Qarxiyay

Bnnstaff Bnnstaff

Cajiib :- Sadex Gabdhood Oo Somali Ah Oo Duuliyayaal Ah Iyo Qaakii Ay Ku Barteed Xirfadaasi

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More