Ciidanka Booliska Somaliland Oo Hawl Galo Dad Lagu Soo Xidhxidhay Ka Fuliyay Laascaanood

Ciidanka Booliska Somaliland ayaa xalay howlgal ay ka sameeyeen magaalada Laascaanood waxaa ay ku qabqabteen dadweyne faro badan oo rayid ah.

Dadka howlgalka lagu soo qabqabtay ayaa waxaa ay ahaayeen dad ka soo jeeda gobolada koofureed ee dalka Soomaaliya iyagoo ahaa ganacsato.

Somaliland ayaa sheegay in ay baaritaan ku sameynayaan dadkan iyadoo qaar kamid ahna la sii daayay markii su’aalo la weydiiyay.

Howlgalkan ayaa yimid kadib markii muddooyinkii dambe ee magaaladaas ku bateen falalka amni darro, iyadoona halkaas lagu dilay maas’uuliyiin iyo xubno kale oo ay fuliyeen dabley hubeysan

 

Xafiiska Wararka BoramaNews

BoramaNews.com

Related posts

Daawo:- Xogo Xasaasiya Oo Ku Saabsan Weerarada Ay Xuutiyiintu Ku Qaadee Imaaraadka Carabta Iyo Saamaynta Uu Yeelan Karo

Bnnstaff Bnnstaff

Taageerashayaasha Murashaxiinta Prof Cabdilaahi Aare Iyo Garyaqaan Kacab Oo Wacdaro Ka Dhigay Borama

Bnnstaff Bnnstaff

Tirada Ciidanka Arminya Laga Laayay Dagaalkii Gobolka Karabaakh Oo La Shaaciyay

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More