Erdogan Iyo Putin Oo Ku Dhaqaaqay Tallaabo Mareykanka Ka Cadhaysiin karta

Markii Turkigu ku dhawaaqay inuu Ruushka ka iibsanayo nidaamka difaaca gantaalaha ee S-400, dalalka NATO, oo uu ku jiro Mareykanka, waxay ka codsadeen Turkiga in aanu tallaabadaas qaadin oo uu joojiyo hubka uu ka soo iibsanayo Ruushka.

Xitaa Mareykanka ayaa xoogaa xayiraad ah ku soo rogay warshadaha difaaca ee Turkiga, balse Turkigu wuxuu caddeeyay inaysan jirin cid ka hor istaagi karta inuu sidaas sameyo.

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in dalna uusan ku amri karin inuusan iibsan gantaallada S-400.

Arrintaas ayaa iftiimisay in xiriirka Turkiga iyo Ruushka uu yahay mid xooggan siina jiri doona muddo. Waxaa kale oo go’aanka Turkigu muujinayay inay sax tahay oo xiriirka ganacsi ee labadooda uu yahay mid qoto dheer

Xafiiska BoramaNews

Related posts

Xiisada Cusub Oo Ka Dhex Qaraxday Dalalka Sucuudiga Iyo Lubnaan Oo Sobobtay Iyo Waxa Ay Salka Ku Hayso Xiisada Cusubi

Bnnstaff Bnnstaff

Jaamacada Carabta Oo Ka Digtay In Khilaafka Farmaajo Iyo Rooble Saameeyo Doorashooyinka Somaliya

Bnnstaff Bnnstaff

Hal Qof Oo Ku Dhintay Bada Magaalada Berbera Iyo Wasaarada Caafimaadka Gobolka Saaxil Oo Ka Hadashay

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More