Dowlada Iraan Oo Lagu Eedeyay Shirqool Ka Dhan Ahaa Maal-Qabeen u Dhashay Israa’iil

Israail oo ku eedeysay Iiran inay ka dambeysay shirqool ka dhan ah maal-qabeen rer Israail ah

Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Naftali Bennett ayaa ku eedeeyay Iiraan inay ka dambaysay shirqool la sheegay in lagu doonayay in lagu khaarajiyo maal -qabeen u dhashay Israa’iil oo ku sugnaa Qubrus.

Xafiiska Mr Bennet ayaa isku deyygan khaarijin ku tilmaamay mid argigixiso ah oo ay dowladda Iiran amarkeeda lahayd.

Mr sagi ayaa loo sheegay in lagu raadjoogo saas awgeedna uu ka baxsaday dalka qubrus ka hor inta weerarka lagu qaadin, dowladda iiran ayaa eedeymahaasi ku tilmaamtay kuwo aan raad iyo sal ytoona lahayn. Dhacdadan ayaa la sheegay in loo qabatay nin kasoo jeeda dalka Azerbaijani balse watay basaboor rush waxaana lagu qabtay barstool aan dhawaaqeeda la maqlayn.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Qaramada Midoobay Oo War Ka Soo Saartay Kulamada Ka Socda Muqdisho Iyo Arimaha Doorashada Somaliya

Bnnstaff Bnnstaff

Haweenay Hal Mar Dhashay 10 Caruur Ah Iyo Xaalada Caruurtaasi Oo Laga Warbixiyay

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxwayne-Ku-Xigeen Isaga Oo Qaad Cunaya Oo Sheegay Inuu Qaadka Gayn Doono Soomaaliya.

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More