Qaramada Midoobay Oo Laga Dalbaday In Ay Joojiso Go’aanka Maxkamada ICJ Ee Bada

David Matsanga, oo ah Gudomiyaha Pan African Forum oo ka shaqeeysa xalinta khilaafadka Africa ayaa warqad qoraal ah uu u diray Xoghayaha Guud ee Qm Antonio Guterres usoo jeediyay in QM ay soo faragaliso goaanka ay maxkamada ICJ ku dhawaaqi doonto 12ka October ee goanka looga garayo milkiyada muran biyeedka u dhaxeeya Somalia iyo Kenya.

Maxkamada Caddaalada aduunka ayaa la filayaa inay 12ka bishan goaanka ay dacwada badda ee Somalia iyo Kenya u dhaxeysa ay k qaadatay.

David Matsanga waa siyaasi khabiirna ku ah arimaha xalinta khilaafadka waxa uu sheegay in khatar weyn ay ka dhalan karto ku dhawaaqista goaanka ICJ waxaana uu sameeyn doona ayuu yiri xasiloonida iyo deganaanshiyaha geeska africa.

Qaramada Midoobey ayuu ugu baaqay inay soo faragaliso dibna loo dhigo goaanka Maxkamda ICJ.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Doolaanka Ay Taagareyaasha Trump Ku Qaadeen Kongareyska Iyo Bandoo Lagu Soo Rogay Caasimada Dalkaasi

Bnnstaff Bnnstaff

DAAWO: Dareen Celintii Muuse Biixi Ee Shaacinta Prof Saleebaan Wareejinta Xilka Gudoomiyaha Jaamacada Camuud

Mustafehaji

Fidnada Dalkani Waxay Bilaabmatay Maalintii Doorashada La Boobay” Maxamed Amiin

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More