Boqortooyada Sucuudiga Oo Safiir Cusub U Soo Magacawday Dalka Somaliya

Boqortooyada Sucuudiga ayaa safiir rasmi ah u soo magacowday Soomaaliya.

Danjire Axmed bin Maxamed Al-Mawluud ayaa noqon doona safiir u horreeyey ee Muqdisho fadhiisan doona 30 sanno kaddib.

Boqorka Sucuudiga ayaa ku dhaariyey danjiraha habka-fogaan-aragga.

Wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Dibadda Sacuudiga ayaa bishii la soo dhaafay socdaal ku yimid Muqdisho si ay u darsaan suurtagalnimada in Safaaradda Sacuudi Carabiya laga furo Soomaaliya.

Safarku wuxuu qayb ka ahaa qorshayaasha Riyaad ee ah inay fidiso shabakadeeda diblomaasiyadeed ee Geeska Afrika.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Xanuun Halis Ah Oo La Sheegay In Uu Ka Dilaacay Deeganada Somali Galbeed

Bnnstaff Bnnstaff

Kaalinta Uu Farnasiisku Kulahaa Dilkii Dilkii Saynisyahankii Reer Iraan Oo La Shaaciyay

Bnnstaff Bnnstaff

Dad Waynaha Xaafada Daami Ee Hargaysa Oo Ka Dareen Celiyay Doorashadii Dhacday Iyo Rajadooda

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More