Raysal Wasaare Abiy Ahmed Oo Magacaabay Sadex Wasiiru Dowle Oo Somali Ah

Ra’iisul-wasaare Itoobiya Abiy Axmed ayaa maanta magacaabay wasiiru-dowlayaal gaaraya 61 oo ka tirsan wasaaradaha kala duwan ee dowladda federaalka.

Wasiiru dowlayaasha uu Abiy Axmed Magacaabay oo noqonaya kuwi ugu badnaa uu dalka Itoobiya yeesho.

1.Saxarla Cabdulaahi, wasiiru-dowlaha wasaaradda caafimaadka.

2.Dr/Enjineer Suldaan wali, wasiiru-dowlaha wasaaradda ee waaxda horumarinta Tamarta.

3.Xasan Maxamed Macallin, Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Ganacsiga.

Horayna Soomaalida qaab dhismeedka dowladda dhexe ee dalka Itoobiya waxay ugu yeelatay oo horraanti toddobaadkan loo magacaabay.

1.Axmed Shide, Wasiirka Maaliyadda .

2.Adan Faarax, madaxa xaruunta dhexe ee xisbiga xisbiga dalka Itoobiya haya ee EPP ama Barwaaqo.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Nuxurka Qudbadii Madaxwayne Hore Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Uu Ka Jeediyay Caleema Saarka Xasan Sheekh

Bnnstaff Bnnstaff

Xildhibaan Cabdinaasir Qodax Oo Sheegay In Shirguddoonka Wakiilada Somaliland Dhexdhexaad Nimadii Ka Tegay

Bnnstaff Bnnstaff

AL-Shabaab Oo Weerar Is-Miidaamin Ah Ku Dishay Kornayl Shataqeey

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More