Dhegayso:- Aragtida Garyaqaannada Soomaaliyeed Ee Go’aankii Maxkamadda ICJ

Xukunkii ay Maxkamadda Caalamiga ee ICJ ka soo saartey murankii badda ee Somalia iyo Kenya ka dhaxeeyey ayay siyaabo kala duwan loo fasirtey, waxaana ka hadlay qeybaha kala duwan ee bulshada, gaar ahaan garyaqaannnada Soomaaliyeed.

Haddaba Dr Axmed Calk Kheyre oo ah qareen khabiir ku ah arrimaha la isku hayey, aadna ula socdey ayeey wariyaha VOA ee Nairibi, Intisaar Saalax ay khadka telefanka ku wareysatey isagoo jooga Turkiga aragtidiisa ku aadan go’aankan.

Related posts

Deegaano Ka Tirsan Oo Gubanaya Ka Dib Markii Ay Dowlada Faransiisku Aflagaado Qaawan U Gaysatay Islaamka

Bnnstaff Bnnstaff

RaysaL Wasaare Boris Johnson Iyo Xisbigiisa Oo Guuldarro Kala Kulmay Doorashooyin Dhacay

Bnnstaff Bnnstaff

Al-Shabaab Oo Sheegtay In Askar Katirsan Howlgalka ATMIS Ay Weerar Kudileen

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More