Qarax Ay Ku Dhinteen Dad Gaadhay 50 Qof Oo Ka Dhacay Afghanistan

Ugu yaraan 50 qof ayaa ku dhintay tira kalena waa ku dhaawacmeen kadib markii uu qarax ka dhacay gudaha masaajid ay ku cibaadeysanayeen Muslimiin Shiico ah oo ku yaal magaalada Kandahar ee dalka Afghanistan, waxaana masuuliyada qaraxan sheegtay ururka Daacish.

Related posts

Suldaan Si Adag U Hadlay Dilna Ku Hanjabay Iyo Cida Uu Dilka Ugu Hanjabay

Bnnstaff Bnnstaff

Waraysi Kulul Gudoomiye Xinif Oo Ka Hadlay Talo Soo Jeedintii Gudiga Ganacsatada

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxwayne Xigeenka Somaliland oo dhisme cusub u dhagax dhigay Jaamacadda Togdheer

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More