Shaqaalaha Borama News Oo Tacsi Tiiraayo Leh E Diraya Qoyskii Uu Ka Baxay Cilmi Cali Caynaan

Dhamaan shaqaalaha Borama News waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan qoyskii iyo asxaabtii uu ka baxay Ilaahay Jannadiisa ha ka waraabiyee Cilmi Cali Caynaan oo ku geeryooday magaalada Boorama.

Ehehlka iyo qaraabada waxay IIaahay uga baryaan in uu samri iimaan ka siiyo, marxuumka naxariistiisa ku galado.

Related posts

Sadexda Xisbi Ee Somaliland Oo Kulan La Qaatay Shir Gudoonka Golaha Wakiilada

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe Oo Magacaabay Golihiisa Wasiirada

Bnnstaff Bnnstaff

Yuhuuda Oo Tobanaan Caruur Yaryar Ah Ku Laysay Galbeedka Magaalada Qaza

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More