Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo Kulan La Qaatay Raysal Wasaaraha Dalka Kuwait Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen

Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo booqasho ku jooga dalka Kuwait ayaa kulan la qaatay Ra’iisul wasaaraha dalka Kuwait Sheekh Sabah Khaled Al-Hamad Al-Sabah. Kulanka intii uu socday ayaa looga hadlay xariirka labada dalka iyo sidii kor loogu qaadi lahaa.

Dhanka kale wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa kulan la yeeshay dhiggiisa dalka Kuwait Dr. Axmed Nasser Al-Mohammed Al-Sabah. Labada dhinac ayaana ka wadda hadlay iskaashiga iyo xariirka labada, iyagoo dib u eegis ku sameeyay horumaraddii ugu muhiimsanaa ee ka dhacay fagaarayaasha Gobolka iyo kuwa caalamiga ah.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Doorashada Lix Kursi Oo Ka Mid Noqon Doona Golaha Shacabka Somaliya Oo Ka Dhacaysa Magaalada Baydhabo

Bnnstaff Bnnstaff

Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Xukuumada Muuse Biixi Oo Dhaliilo Ujeediyay Madaxdhaqmeedka S/Land

Bnnstaff Bnnstaff

Wasiirka Gaashaandhigga Somaliya” Waxaan Amreynaa Dhammaan Ciidamada Inaan Loo Adeegsan Dano Shaqsi Ah”

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More