Dowladaha Somaliya Iyo Shiinaha Oo Ka Wada Hadlay Horumarinta Arimaha Ciidanka

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda China u fadhiya Soomaaliya FEI Yengchao.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay Xoojinta Xiriirka laba-geesoodka ah ee labada Dowladood iyo sidii loo dar dargelin lahaa mashaariicda horumarineed ee dowladda China ka waddo Soomaaliya.

Wasiirka Difaaca Soomaaliya ayaa dowladda Shiinaha ka codsatay in loo baahan yahay in qeyb ka noqoto dhismaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.

Dowladda Shiinaha ayaa ka mid ah dowladdaha si weyn u taageera Soomaaliya.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Xukuumada Muuse Oo Go’aamo Ka Soo Saarat Ciyaartii Hawd Iyo Daadmadheedh

Bnnstaff Bnnstaff

Al Shabaab Oo weerar Ka Ka Fulisay gudaha Dalka Kenya

Bnnstaff Bnnstaff

Gudiga Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada Oo U Yeedhay Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More