Wafti Ka Socda Dowlada Somaliya Oo Shir Kaga Qayb Galaya Dalka Ghana

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Cabdullaahi Sheekh Cali Qaloocow ayaa dalka Ghana uga qeyb galay shirka Horumarinta Ganacsiga, gaar, pravite Sector Sumit.

Shirka ayaa ku saabsanaa horumarinta Private Sector iyo sidii Afrika oo ah Qaaradda ugu hanti badan adduunka dadkeeda hurdada laga kiciyo lana tuso awoodooda homarka dhaqaalaha Africa gaar ahaan Private Sectorka, Maalgelinta Ganasatada yar-yar iyo kaalinta Rugaha Ganacsiga.
Cabdullaahi Sheekh Cali Qaloocow Wasiir ku-xigeenka Maaliyadda Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa Shirka inta uu socday ka jeediyay khudbad uu uga hadlay Horumarka ka jira Ganacsiga Soomaaliya iyo kaalinta Rugaha Ganacsiga.

Shirkan oo ka qabsoomay dalka Ghana ayaa waxaa ka qeyb galay dowladaha Afrika, hay”adaha ka shaqeeyo Arrimaha pravite Sector, Baanka Adduunka, Baanka Horumarinta Afrika ( Africa development bank).

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Kenya Oo Xabsiga Dhigtay Ganacsade U Dhashay Dalka Turkiga Iyo Sobobta

Bnnstaff Bnnstaff

Markabka Cusub Ee Dagaalka Dalka Shiinaha Oo Muran Xoogan Dhaliyay Iyo Sobobta

Bnnstaff Bnnstaff

Mareykanka Oo Walaac Ka Muujiyay Tijaabadii Gantaalka Aan Laga Hortagi Karin Ee Shiinaha

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More