Shirkada Faceboog Oo Shaacisay In Ay Bedeshay Magaceeda Iyo Sobobta Loo Bedelayo Magacaasi

Shirkadda Facebook ayaa ku dhawaaqday inay iska baddashay magaca lagu aasaasay, ayna la baxday Meta, tallaabadaas oo qayb ka ah isbaddal weyn oo lagu sameynayo shirkaddan.

Waxaa sidooda ahaan doona adeegyada Facebook, Instagram iyo WhatsApp balse shirkadda wayn ee ay hoos imaadaan oo markii hore xitaa dusha sare ka ahayd Facebook ayaa loo yeelay magaca cusub.

Maamulka shirkaddan ayaa sheegay inay “sii badinayaan” waxa uu magacooda ka dhigan yahay marka loo eego adeegyada ay qabtaan, kuwaasoo ka gudbay baraha bulshada oo hadda gaaray meelo kale sida muuqaallada qalabka indhaha la isu galiyo.

Tallaabadan ayaa daba socotay sheekooyin lagu weeraray Facebook oo lagu saleeyay dukumiintiyo uu soo dusiyay nin horay uga tirsanaa shaqaalaheeda.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramNews.com

Related posts

Raysal Wasaare Rooble Oo Kulan La Qaatay Dhigiisa Dalka Qatar Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen

Bnnstaff Bnnstaff

Ganacsadaha Bill Gate Oo Baaq Dhiilo Culus Wata Soo Saaray Iyo Waxa Uu Ku Saabsanyahay Baaqiisu

Bnnstaff Bnnstaff

Dowladda Soomaaliya Oo Deeq Raashin Ah Gaarsiiyay Degmada Diinsoor Ee Gobolka Baay.

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More