Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya Oo Mar Kale Ku Dhawaaqay Dagaal Hor Leh Oo Ka Dhan Ah TPLF

Ra’iisal Wasaare Abiy Axmed oo Qoraal dheer uu kaga hadlayo xaaladaha colaadeed soo dhigay Bogiisa’ ayaa Guud ahaan Shacabka Itoobiya ugu baaqay inay hubka qaataan oo Dagaalka lagula jiro xoogaga Tigray kuso biiraan.

Abiy Axmed oo Guulo badan ka sheegtay Dagaalka ayaa yiri” waxaan ku guuleysanay inaan burburino Cadawga’ waxaana sii wadaynaa guulaha aan ka gaareyno’ kuwa Raba inay dalkeena burburiyaan”

Degaano badan oo kuyaal Waqooyiga Itoobiya ayaa waxaa ka socda dagaalo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka Itoobiya iyo iyo xoogaga TPLF.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Prof Cabdi Ismaciil Samatar Oo Ka Hadlay Khilaafka Doorashada Somaliya Dhaliilo Culusna Ujeediyay Farmaajo

Bnnstaff Bnnstaff

Imaaraadka Carabta Iyo Isreal Oo Si Wada Jir Ah Hub Cusub U Samaysanaya

Bnnstaff Bnnstaff

Sheekh Maxamed Cabdi Umal Iyo Culimo Kale Oo Uu Hogaaminayo Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Jigjiga

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More