Borama News Network

Dowlada Soomaaliya oo Shidaalka Soomaaliya Ku wareejisay Turkiga

Soomaaliya ayaa maanta dawladda Turkiga ku wareejisay galka Shidaalka ee Soomaaliya, waxayna Turkigu usaxiixday Heshiis awood u siinaya, in ay noqon karaan cida wada xaajoodyada ka gasha, Iib-geysa ama soo saarta kheyraadka Soomaaliya, gaar ahaana Shidaalka.

Wasiiradda Tamarta & Patroolka labada dal ayaa si wadajir ah u saxiixay heshiiskan, oo maalmihii lasoo dhaafay diyaarintiisu socotay, waxaana uu qeyb kanoqonayaa Heshiisyada dhaqaale ee maalmihii u dambeeyey dhexmarayay Ankara & Muqdisho.

Related posts

Ciidanka Yuhuudda oo Taangiyo dulmariyay Dad Shacab ah oo si qasab ah uga soosaareen Isbitaalka Al-Shifa

Abdiaziz Bnnstaff

Gen Odawaa “Waxaan xoogeenna isugu geyn donaa la dagaalanka AS iyo cid kasta oo amniga caqabad ku ah

Abdiaziz Bnnstaff

Daawo:- Warbixi Cajiib Ah Oo Laga Diyaarayay Kooxda Jimicsiga Buuraha Iyo Maalinka Jimcaha Ee Borama

Abdiaziz Bnnstaff