Guddiga xalinta khilaafaadka ee doorashada Soomaaliya ayaa hakiyey kursiga golaha shacabka ee numberkiisu yahay HOP #239 kaasoo uu ku guuleystey Ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Mohamed Guuleed.
Kursigaasi ayaa waxaa dacwad ka gudbiyey Xildhibaan Xuseen Carab Xiise oo isagu baarlamankan waqtigiisa dhamaadey ku fadhiyey.