Goobaha Lagu Qabanayo Doorashada Golaha Shacabka Somaliya Oo La Soo Bandhigay

Guddiga Amniga Doorashooyinka Qaranka ayaa iaamiyay goobaha loo asteeyay in ay ka dhacayaan doorashooyinka Xildhibaannaada Aqalka Hoose ee Muqdisho iyo Gobolada dalka.

Qoraal kasoo baxay Guddiga oo la ogeeysiiyay Ra’iisul Wasaaraha ayaa lagu shaaciyay Magacyada Goobaha lagu qabanayo doorashada oo ay qiimeyn dhinaca amniga ah ku sameeyeen.

Sidoo kale Guddiga waxaa ay sheegeen in doorashada aan lagu qaban karin meel aan aheyn Goobaha ay soo qiimeeyeen.

Hoos Ka Akhriso Magacyada Goobaha iyo halka ay ka tirsan yihiin

Related posts

Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaaridka Gobolka Awdal Ka Hadlay Diiwaan Galinta Codbixiyayaasha Fariin Culusna Diray

Bnnstaff Bnnstaff

Ex Madaxwayne Waare “”Ciidanka La Geeyey Beledweyne Waxaa Lagu Boobayaa Doorashada”

Bnnstaff Bnnstaff

“Dadka Reer Berbera Waxay Xaqa u Leeyihiin Ku Waayimaayan Dakeda “Maayirka Magaalada Berbera Cidin

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More