Qoorqoor Oo Soo Gudbiyay Liiska Musharixiinta Kuraastii Ka Hadhsanayd Aqalka Sare

Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa soo saaray Liiska Xubnihii ka dhimanaa Aqalka Sare oo u tartami doona Laba Kursi oo ka mid ah Kuraasta aqalka sare.

Waxaana labada kursi dhawaan la guda gali doonaan doorashadooda, waxaana ku tarmami doona mas’uuliyiinta kala ah:

Kursiga 1aad waxaa ku tartami doona Cabdi Xasan Cawaale ( Qayb-diid) iyo Cawil Nuur Cali

Kursiga 2aad waxaa ku tartami doona Cabdi Cismaan Xareed iyo Mahad Aadan Guuleed
Lama sheegin Xiliga la qabanayo Doorashada Labadaan Kursi ee ka dhimanaa Xubnaha Aqalka Sare ee Sudeeda ahaa Deegaan Doorashadoodu tahay Galmudug.

Waxaa dhowaan fooda inagu soo haya Doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Hoos ka akhriso warqadda

Related posts

Nin Lagu Eedeeyay In Uu Iibin Jiray Hilka Dameeraha Oo Gacanta Lagu Dhigay

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxwayne Muuse Biixi oo Booqday Xaruunta Wax Soo Saarka Itoobiya

Bnnstaff Bnnstaff

Dowlada Hoose Ee Borama Oo Dhagax Dhigtay Dugsi Cusub Oo Laga Dhisayo Xaafada Faaraxyood

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More