Ciidamada Gobolka Hiiraan Oo Howlgallo Ka Fuliyay Deegaanno Ka Tirsan Gobolkaasi

Howlgalka oo ay iska kaashadeen maamulka Gobolka Hiiraan,kan degmada Baladweyn iyo ciidamo wadajir ah oo ka  howlgla galbedka iyo koofurta , waxaa  intii uu socday ay  ciidamada isku ballaariyeen Deegano dhowr ah oo ay kamid yihiin Deeganka ceelka baar, Biitale Jaaburow iyo degano kale.

Gudomiyaha dagmada Balad weyne  Cusmaan dhicisow dhubow ayaa ciidamadaasi ku ammaanay dadaalka ay ugu jiraan soo celinta nabadgelyada iyo la dagaalanka Al-Shabaab.

Gudomiyaha ayaa sheegay in  deegaanadaasi ay gaareen ciidamada ay yihiin kuwo ay ku nool yihiin dad barakacayaal ah,sidaa daraadeedna loo baahan yahay  In hey’adah sama falka iyo shrkadaha hormuud iyo dahabshiil in ay gurmad u sameyaan dadkaasi oo la ildaran abaaro.

Xafiiska Wararka  BoramaNews

BoramaNews.com

Related posts

Daawo: Kaftan Xiiso Badan Oo Dhex Maray Faysal Cali Waraabe Iyo Abwaan Ku Jare

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxwayne Axmed Madoobe Oo Kulamo La Yeeshay Wafdi Ka Socday Dowlada Somaliya Iyo Maamul Goboleedyada

Bnnstaff Bnnstaff

Xukuumada Muuse Biixi Oo Ka Hadashay Sababta Loo Xidhay Telefishanka CBA

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More