Borama News Network

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Amaro Culus Ku Soo Rogay Hodheelada Iyo Maqaaxiyaha Magaalada Muqdisho

Gobolka Banaadir ayaa soo saaray amar lagu xirayo meelaha cuntada lagu cuno sida maqaayadaha iyo hotelada maalintii inta lagu jiro bisha Ramadan. Habeenkii ayaa la ogol yahay in ay furnaadaan goobahaasi.

Duqa magaalada Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale, ayaa uga digay maqaayadaha in ay waynayaan ruqsadda ganacsi hadii ay jabiyaan amarka.

Sidoo kale gobolka waxa uu ku amray hoteelada in aan xaflado lagu qaban karin waqtiyada dambe ee habeenka.

“Hoteel furnaan kara ma jiro wixii ka dambeeya 12:30 habeenimo, gabdhaheena waxa fasahaadiyay waa aroosyada waaga loogu diirayo” ayuu yiri guddodomiye Yuusuf oo intaa ku daray “Hadii maqrib ilaa 12-ka habeenimo kuugu filneyn aroos ma ahan ee iska daa wax kale ayaa ku hoos jira”

Amarada qaar ayaa sii shaqeyn doona ramadaanka kaddib iyado goobaha cuntada

Related posts

Xildhibaan Guruuje Oo Ka Hadlay Wada Hadalada U Dhexeeya Somaliya Iyo Itoobiya

Abdiaziz Bnnstaff

Gudoomiye Ku Xigeenaka Xisbiga Wadani Cabdiraxman Shide Bile Oo Balanqaad Cajiib Ah U Sameeyay Beesha Reer Faarax Yoonis

Abdiaziz Bnnstaff

‘’Anigoo Reerka Muuse Biixi Ah u Codayn Maayo, Waayo Qarankii Ayuu Jabiyay’’Shacabka Hargaysa

Abdiaziz Bnnstaff