Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen.Odawaa Yuusuf Raage ayaa Booqasho rasmi ah oo ku aadan Xoojinta Xiriirka Milatari iyo iskaashi ee ka Dhexeeya Ciidamada xoogga dalka iyo Ciidanka Turkiga ku Jooga Dalka Turkiga.
Taliyaha Xoogga ayaa kulamo la qaadan doonno Taliska Xoogga Dalka Turkiga iyo Masuuliyiinta Wasaaradda Gaashaandhigga Ee Dalkaas.
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Taliska ciidanka xoogga ayaa wada dadaallo xooggan oo lagu tayeynayo CXDS , Dowladda Turkigana waxay qeyb ka tahay Dowladaha qeybta ka ah Taageeridda iyo Tayeynta CXDS
Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com