Madxwayne Farmaajo Oo Ka Qayb Galaya Shir Madaxeedka Dalalka COMESA

Shirkan ayaa waxaa marti geliyey dalka Masar, iyadoo Madaxweyne Farmaajo uu kamid yahay Madaxda Shirka kaga qeyb galeysa Aalada Zoomka ee Khadka Internetka.

Shirka ayaa Madaxda dalalka COMESA ayaa waxaa ay uga hadli doonaan xaaladda Gobolka gaar ahaan dagaalada Itoobiya ka socda iyo wixii ka dhacay dalka Suudaan & arrimo kale oo ku saabsan Gobolka.

Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shirka ka jeedin doona khudbad uu kaga hadlayo xaaladda dalka Soomaaliya, sida amniga iyo doorashooyinka socda.

Madaxeedka dalalka COMESA ayaa sanadkiiba mar la qabtaa, waxaana looga hadlaa arrimo ku saabsan xaaladaha ka taagan dalalka ku mideysan COMESA, iyada oo madaxda ay soo jeediyaan arrimo kala duwan.

 

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Xiisada Colaadeed Ee Ka Dhex Aloosan Ruushka Iyo Yugrayn Oo Meel Xun Maraysa Iyo Ruushka Oo Durbaanka Dagaalka Tumaya

Bnnstaff Bnnstaff

Hub Ay Yuhuudu Leedahaya Oo Loo Soo Waday Marinka Qaza Oo Qalibmay Daawo Siday Wax U Dheceen

Bnnstaff Bnnstaff

Puntland “Raysal Wasaaraha Ayaa U Wici Kara Qabashada Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More