Ciidamada Dowladda Somaliya Oo Looga Digay Inay Farageliyaan Doorashada

Taliyaha Ciidamada lugta ee xoogga dalka Soomaaliyeed Janaraal Maxamed Tahliil  Biixi ayaa ka hadlay xaalada dalka iyo doorashooyinka ka socda, waxaana uu Saraakiisha iyo Ciidamada noocyadooda kala duwan ay uga digeen in ay ku dhax milmaan siyaasada  iyo doorashooyinka xilligan ka socda dalka.

Taliyaha ayaa tilmaamay in doorka Ciidamada  ay leeyihiin ay tahay Aminiga doorashada iyo in si ammaan ah ay ku dhacdo balse aysan shaqo ku lahayn mushruuc walbo  ee guulaysta  balse laga doonayo in  ay ka fakaraan amaanka deegaanada dalka iyo in dalka uusan ka dhicin dhibaato  iyo qax

Warkaan kasoo yeeray Taliyaha Ciidanka lugta ayaa waxa uu kusoo aadayaa xilli dhowr mar xubnaha mucaaradka ay sheegeen in Villa Somalia ay Ciidamada u adeegsanayaan siyaasadda.

 

Xafiiska Wararka BoramaNews

BoramaNews.com

Related posts

Xoogaga Ahlu Suna Oo Ku Sii Dhawaanaya Caasimada Maamulka Galmudug Ee Dhuusamareeb

Bnnstaff Bnnstaff

Diyaarad Ay Leedahay Dowlada Hindiya Oo Ku Burburtay Gobolka Lagu Muransanyahay

Bnnstaff Bnnstaff

Wasiir Bayle” Afkena Hooyo Nagama Lumine Halkii Uu Ku Noolaa Inagaa Ka Nimid “

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More