Xubno Ka Soo Goostay Alshabaab Oo Isku Soo Dhiibay Ciidanka Somaliya

Seddex dagaalame oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay isku dhiibay ciidamada xoogga eek u sugan degmada Beled xaawo ee gobolka Gedo.

Xubnaha isa soo dhiibay ayaa magacyadooda waxaa ay saraakiisha ku sugan degmada Beled-xaawo ay ku sheegeen.

1, Maxamed Qani Shide Ibraahin Qori Ak47

2, Cabdiqadir Ibraahin Cabdulaahi Qori Ak47

3, Cabdicasiis Maxamed Koosaar

Labo ka mid ah ayaa waxaa ay wateen 2 Qori Ak47 Halka Midka Kale uusan wadanin wax qori ah,.

Dhawaan ayay aheyd markii Taliyaha Ciidamada Xasilinta Gobolka Gedo Bakaal Kooke uu sheegay in la cafin doono dhalin yarada ka tirsan Al-Shabaab ee isku soo dhiibta ciidamada xoogga dalka

Related posts

Madaxweynaha Turkiga Oo Booqasho Ku Tegaya Qatar Iyo Xogta Socdaalkiisa

Bnnstaff Bnnstaff

Beesha Caalamka Oo War Ka Soo Saartay Dagaalka Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Bnnstaff Bnnstaff

Macluumaadkii Ugu Dambeeyay Ee Kiiska Dacwada Bada Ee Somaliya Iyo Kenya Oo Maanta Bilaabmaya

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More