Villa Somaliya Oo Beenisay In Farmaajo Turkiga Weeydiistay Diyaarado Dagaal

Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa aad Baraha Bulshada loogu hadal haayay in dowladda Turkiga ay Soomaaliya siisay diyaarado nooca aan duuliyo laheyn ama Madaxweyne Farmaajo uu dhigiisa Turkiga weeydiistay, balse waxaa warkaasi beenisay Villa Soomaaliya.

Agaasimaha Warfaafinta ee Madaxtooyada Cabdirashiid Maxamad Xaashi ayaa sheegay in kulankii ay yeesheen Madaxweynayaasha Soomaaliya & Turkiga kaliya looga hadlay Amniga iyo dagaalka ka dhanka ah Ururka Al-Shabaab, isaga oo beeniyay in Madaxwyene Farmaajo diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ka codsaday Madaxweynaha dalkaas Rajab Dayib Erdogan

Xafiiska Wararka BoramaNews

BoramaNews.com

Related posts

Madaxweynaha Mali Oo La Weeraray Isagoo Salaadii Ciida Ku Jira

Mustafehaji

Waa Kuma Ninka Soomaaliga Ah Ee Hoggaaminaya Isbedelka Cusub Ee Lagu Sameynayo Kenya?

Bnnstaff Bnnstaff

Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo War Ka Soo Saartay Masaajid Dayac Xoogani Ka Muuqday

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More