Tanzania:- Kooxo Hubaysan Oo Ku Laayay Ku Dhawaad 20 Qof Ku Laayay Tuulo Ku Taal Dalkaasi

Faahfaahin ayaa ka soo baxaysa weerar ka dhacay tuulo ku taalla xadka ay Tanzania la wadaagto dalka Mozambique.

Wararka warbaahinta ayaa sheegaya in in ka badan 20 qof ay ku dhinteen weerarka oo ka dhacay Kitaya, oo ku teedsan webiga Rovuma river ee kala qeybiya labada dal.
Guryaha iyo gawaarida ayaa la sheegay in la gubay; dhismayaasha waxaa ku jira guri uu leeyahay mid ka mid ah musharraxiinta dooarshada lagu wado inay dhacdo bisha soo socota.

Wararka qaar ayaa sheegaya in weerarkaasi lala xiriirinayo koox taabacsan Daacish oo ku sugan Mozambique – balse dad kale ayaa qaba inay la xiriirto doorashada.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Muuse Biixi Oo Shaaciyay Mawqifkiisa Ku Aadan Loolanka Saylici Iyo Saajin

Bnnstaff Bnnstaff

Dad Shacab Ah Oo Lagu Laayay Gobolka Shabeelaha Hoose Iyo Tirada Dadka La Laayay

Bnnstaff Bnnstaff

Maraykanka Oo Wafti Culus U Kala Diray Qaar Ka Mid Ah Dalalka Africa Iyo Sobobta

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More