Nisa Oo Muqdisho Ku Xidhay Xaajo Abubakar Cumar Oo Sheegay In Uu Taageersanyahay Alshabaab

Sida ay noo xaqiijiyeen ehelladiisa, ciidamada Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa xalay Muqdisho ku xiray Xaaji Abuukar Cumar Cadaan.

Abuukar Cumar Cadaan ayaa wareysi uu Uu Bixiyay waxa uu ku yidhi “Al-Shabaab waan taageersanahay mabda’ ahaan, gaalada Xalane ku jirtana in la baaba’sho waan rabaa.”

Dhawaan ayey sidaan oo kale NISA u xirtay walaalkiis Maxamuud Cumar Cadaan, kaas oo lagu eedeeyay inuu la macaamilay Al-Shabaab.

 

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Masuul Ka Tirsan Xisbiga Wadani Oo Eedaymo Culus Ku Hurgufay Wasiirka Waxbarashada Somaliland

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxwaynaha Azerbaijan 🇦🇿 Oo Ka Hadlay Dagaalka Uu Dalkiisu Kula Jiro Armenia 🇦🇲

Bnnstaff Bnnstaff

Xisbiga Wadani Oo Sheegay In Uu Dacwad Ka Gudbinayo Shirkada Traffic Gura Iyo Sobobta

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More