Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Xukun Ku Riday Ragii Ku Eedaysnaa Kufsigii Xarunta Agoomaha Ee Hargeysa

7 dii eedaysane ee ku eedaysnaa in ay kufsadeen Cawo Xariir oo ka mid ahayd caruurta xarunta agoomaha ayaa ay saaka  dacwadoodi Maxkamadda Gobolka Hargeysa xukun ka soo saartay.

Waxaanay 2 ka mid  ah 7 dii eedaysane ku xukuntay min 3 sano oo xadhig ah. Halka 5 tii kale ay midkiiba maxkamaddu ku xukuntay 6 bilood oo xadhig dibad joog ah.

Dhinaca kale Xafiiska Xeer Ilaalinta oo aan xukunkaa ku qancin waxa uu xukunkaa ka qaateen rafcaan.

Xafiiska Wararka BoramaNews

BoramaNews.com

Related posts

Waraysi Xasaasiya:- Ex Madaxwayne Xasan Sheekh Oo Sheegay In Ay Dowlada farmaajo Fashilantay

Bnnstaff Bnnstaff

Siyaasi Cabdinaasir Buuni Oo Ka Hadlay Loolanka Adag Ee Ka Dhex Taagan Saylici Iyo Saajin

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxwaynayaasha Galmudug Iyo Puntland Oo Ka Wada Hadalay Arimaha Doorashada Somaliya

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More