Puntland Oo Xukun Dil Ah Ku Fulisay Nin Hooyadii Dilay

Maxkamadda Sare ee maamulka Puntland ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay nin horay dil uga geystay deegaanada Puntland.

Ninka maanta xukunkaas lagu fuliyay waxaa lagu magacaabi jiray Faarax Cabdi Caagane, waxaana la sheegay inuu dilay Hooyadiis Xaawo Jaamac Cabdulle.

Faarax ayaa seddax bilood ka hor dilkaas u geystay Hooyadiis Xaawo Jaamac, waxuuna ka dhacay deegaanka Jalam oo ka tirsan gobolka Nugaal ee Puntland.

Xafiiska Wararka BoramaNews

BoramaNews.com

Related posts

Baarlamaanka Dalka Itoobiya Oo Meel Mariyay Go’aano Ku Saabsan Doorashada Dalkaasi

Bnnstaff Bnnstaff

HARGEYSA: Heerka Labaad ee Jaamacadda Camuud oo soo Kordhisay Takhasusaadyo Cusub

Mustafehaji

Xulalka Kubada Cagta Ee Gobolada Awdal Iyo Salal Oo Lagu Gudoonsiiyay Agab Ciyaareed

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More