Borama News Network

Madaxwaynaha Dalka Kenya William Ruto Oo Saxeexay Xeer Cusub Oo Muran Dhaliyay Iyo Waxa Uu Yahay Xeerkaasi

Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa saxiixay sharci muran badan dhaliyay, kaasoo u gogol xaaraya in dowladda ay sii waddo qaadista canshuuraha guryaha oo ah 1.5% ee mushaarka shaqaalaha bil walba.

Canshuurta ayaa loogu talagalay in lagu bixiyo dhismaha guryaha la awoodi karo ee Kenyaanka saboolka ah.

Related posts

Somaliland oo sheegtay inay dirqi ku kala badbaadisay Diyarado Muqdisho laga siiyey Khad isku mid ah

Abdiaziz Bnnstaff

Taliyaha Ciidanka XDS “Cadawga Waxba Naga Ma Qaadayaan Ciidamada Badda ha u Diyaar Garoobaano .”

Abdiaziz Bnnstaff

Baarlamaanka Guud Ee Afrika Oo Hoggaan Cusub Doortay

Abdiaziz Bnnstaff