15 Milyan Oo Qof Oo Hal Todobaad Laga Helay Cudurka Halista Ah Ee CORONAVIRUS

Ururka caafimaadka aduunka ee WHO ayaa sheegay in ka badan 15-Milyan bulshada Caalamka ah oo laga qaaday baaritaa ku aadan xanuunka Covid-19 la ogaaday in ay qabaan xanuunka Covid-19,waxaa sida warbaahinta u xaqiijiyay madaxa WHO Tedros Adhanom Ghebreyesus isagoo inta raaciyay in aad u faafida Fayriska Omicron.

Dowlada Mareykanka ayaa sheegtay in la kordhin doono baaritaanada laga sameynayo goobaha waxbarashada si ay u sii furnaadaan dugsiyada ay ardaydu wax ku bartaan.
Jeff Zientis oo ka tirsan Aqalka cada ayaa sheegay in la geyn doono xarruumaha wax barshada 5milyan oo ah shaybaarada PCR kuwaa oo loo adeegsanayo baaritaanka Covid-19.

Hindisaha ayaa yimid ka dib markii dugsiyada dadweynaha Chicago ay xirmeen maalmo iyadoo ay jirto ismari waa u dhexeeya howlwadeenada goobaha waxbarashada.

Related posts

Xiisada Siyaasadeed Ee Dalka Liibiya Oo Cirka Isku Shareertay Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

Bnnstaff Bnnstaff

Nin Soomali Ah Oo Si Layaab Leh Lacag Badan Looga Dhacay Iyo Cida Ka Dhacday Lacagta

Bnnstaff Bnnstaff

“Haddii Doorasho La Qaban-Waayo Waxaa Ka Dhalanaya Waxa Anmi Daro Iyo Waxa Taagan Kaaraan Iyo Gado” Xasan Cali Khyre

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More