Xukuumadda Somalia Iyo Qaramada Midoobay Oo Ka Wada Hadlay Dhaqaalaha Ku Baxaya Doorashada Somaliya

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa waxaa uu la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Arri.aha Soomaaliya Amb, James Swan.

labada dhinac ayaa ka wada hadlay arrimo badan oo la xiriira horumarka dhaqaalaha dalka, sida deyn cafinta iyo waxyaabaha lagama maarmaanka u ah miisaaniyadda dowladda, iyo maaliyadda ku baxeysa doorashada.

Wasiir Beyle ayaa uga mahad celiyay Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya doorkiisa ku aadan arrimaha ku saabsan doorashada Soomaaliya.

Qaramada Midoobay ayaa waxaa ay kamid tahay Hay’adaha bixinaya qeyb kamid ah dhaqaalaha ku baxaya doorashada Soomaaliya, waxaana hoggaamiyeyaasha Soomaalida ku cadaadineysaa in doorashada ku dhacdo waqtigeeda.

Related posts

Xukuumada Muuse Biixi Oo Shaacisay In Hargeysa Laga Rari Doono Lana Wareegayso Libaaxyada Cali Warancade

Bnnstaff Bnnstaff

Wasaarada Xanaanada Xoolaha Somaliland Oo Gaadiid Kala Wareegtay Haayada Save The Children

Bnnstaff Bnnstaff

Dugsiga Amiin Quran Online Oo Ah Dugsi Qurbajoogtu Aad Uga Faa’idayseen Oo Qaadanaya Arday Cusub Bishan!

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More