Dowladdaha Mareykanka Iyo Ruushka Oo Kulan Deg-Deg Ah Ku Yeelanaya Geneva

Xoghayaha Arrimaha dibadda ee Mareykanka Antony Blinken iyo Wasiirka Arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei Lavrov ayaa wadahadal ku yeelanaya magaalada Geneva, iyadoo ay sii kordhayso cabsida laga qabo in Ruushku uu duulaan ku qaado dalka Ukraine.

Khamiistii Mr Blinken ayaa uga digay Mosco cawaaqib xumida ka dhalan karta haddii ciidamadooda ay galaan xadka Ukraine.
Ruushka waxa ay diideen in ay qorsheynayaan weeraro ay ku qaadaan dalkaasi,hasa yeeshee waxaa la sheehay in xadka Ukraine y joogaan 100,000 oo askari.

Madaxweyne Vladimir Putin ayaa ku adkeystay in Ukraine aan marnaba loo ogolaan inay ku biirto Nato,isagoo sidoo kale doonayaa in xulafada difaaca ay ka tanaasulaan dhaqdhaqaaqyada milatari ee bariga Yurub.

Related posts

”Dagaalka Ka Dhex Dhacaya Barlamaanku Waa Xaraarada Siyaasadda Dalku…”Cabdirashiid Xassan Mataan

Bnnstaff Bnnstaff

Maayir Ku Xigeenka Berbera Oo Ka Jawaabay Eedaymo Uga Yimid Golaha Deegaanka

Bnnstaff Bnnstaff

Dowladda Somalia Oo Heshiis Ku Saabsan Arday Ka Qaxday Ukraine La Gashay Hungary

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More