Madaxwaynaha Maamulka Puntland Siciid Deni Oo Lagu Eedeeyay In Uu Boob Ku Hayo Kuraashta Doorasada Golaha Shacabka

Taliyihii hore ee Booliiska Puntland S/guuto Cabdi Xasan Xuseen Cabdi yare ayaa si adag uga horyimid qaabka loo wado doorashada ka socota Garoowe.

Waxaa uu sheegay in la heli karay goobo ka muhiimsan xerada ciidanka oo la aamisan yahay balse uu socdo qorshe lagu boobayo.

“Waxaa ayaan darro ah in Puntland oo jirsatay 23 sanno maanta lagu qabto doorashada Aqalka hoose ee barlamanka Somalia xerada ciidamada ee 54aad iyadoo la heli karay goobo kaga haboon”ayuu yiri Taliyaha.

Waxaa uu intaasi kusii daray “Talaabadan oo baalmarsan habraacyadii doorashada ee lagu heshiiyay waxay tusaale u tahay kalsooni daradda haysa maamulka, waxana ay dhaawac ku tahay maqaamka Puntland iyo hufnaanta hanaanka socda.”

Related posts

Ciidanka Xooga Dalka Somaliya Oo Shaaciyay In Ay Laayeen 50 Xubnood Oo Alshabaab Ah

Bnnstaff Bnnstaff

Deg Deg” Waxaan Aaminsanahay In Ayna Somalidu Ayna Kala Go’i Karin ” Pro Ismaciil Hure Bubaa

Bnnstaff Bnnstaff

Maraykanka Oo Walaac Xoogan Ka Muujiyay Tacado La Sheegay In Ay Gaysteen Xoogaga TPLF

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More