Somaliland Oo Shaacisay In Ay Joojineyso Wada-Hadalladi Dowladda Federaalka Somaliya

Somaliland ayaa sheegtay inay joojin doonto wada-hadallada kala dhexeeya Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, iyadoo sabab uga dhigtay inaanay madaxda Soomaaliya diyaar u ahayn inay midho dhalaan wada-hadalladu.

Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Dr. Ciise Kayd Maxamud ayaa wareysi uu siiyey VOA kaga hadlay wasiirku arrimo ay ka mid yihiin Ethiopia iyo dekedda Zaylac, Xiriirka Taiwan iyo Somaliland iyo doodii dhawaan uu Baarlamanka UK ka yeeshay aqoonsiga Somaliland.

Weriyaha VOA Khadar Cakulle ayaa ugu horeyn weydiiyey wasiirka bal inuu faah-faahiyo safarkii uu Madaxweyne Biixi ku tagay Ethiopia.

 

Related posts

Madaxwayne Farmaajo Oo Gaadhay Magaalada Dhuusamareeb Iyo Soo Dhawayn Loo Sameeyay

Bnnstaff Bnnstaff

Dagaal Ka Dhex Qarxay Armenia Iyo Azerbaijan Iyo Turkiga Oo ku Hanjabay Inuu Soo Galayo Dagaalkaasi

Bnnstaff Bnnstaff

Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland Oo Eedeeyay Isimada Dhaqanka Gobolka Nugaal

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More